Natiijooyinka Isreebreebka Euro 2012
Published at: Fri 03 Sep 2010 19: 50: 40
Isreeb reebka koobka Qaramada Yurub [Euro 2012] ayaa wuxuu ka dhacay garoomo kala duwan oo caalamka, iyadoo inta badan xulalka waa weyn Qaaraddan ay badiyeen marka laga reebo France oo 1-0 ay ugu awood sheegatay Belarus. » Read More
Cassano oo Ciyaaraya Kulanka Estonia
Published at: Thu 02 Sep 2010 07: 28: 45
Tababarahii hore ee Fiorentina Cesare Prandelli ayaa maamulaya markii ugu horeysay xulka dalka Italy kulanka jimcaha ay isaga hor imaanayaan Azzurri xulka Estonia kasoo ka tirsan ciyaaraha isreebreebka Euro 2012. » Read More
Zidane oo Booqday Tababarka Xulka France
Published at: Thu 02 Sep 2010 05: 10: 08
Ciyaaryahankii hore ee xulka France ahna xiddigii ku guuleystay koobkii aduunka 1998 Zinedine Zidane ayaa booqasho ku tegay xerada tababarka xulka Blues-ka ee ka qeybqadanaya isreebreebka Euro 2012 oo ay kaga hor imaanayaan maalinta jimcaha xulka Belarus.» Read More
Spurs oo la Saxiixatay Van der Vaart
Published at: Wed 01 Sep 2010 16: 57: 17
Kooxda Premier League-ka Tottenham Hotspur ayaa fasax loo siiyay loo siiyay inay dhamaystirto waqtigii ugu danbeeyay heshiiska ay 8 million pound kala soo wareegayso Real Madrid xiddiga khadka dhexe ee Rafael van der Vaart. » Read More
AC Milan oo Man City kala wareegtay Robinho
Published at: Wed 01 Sep 2010 15: 46: 31
Xiddiga weerar reer Brazil ciyaaryahan Robinho ayaa la xaqiijiyay in si rasmi ah kooxda Milan kala soo wareegtay Manchester City , waxaana heshiiska ciyaaryahanku noqonayaa muddo afar sano ah oo uu la joogayo Rossoneri.» Read More
Klaas-Jan Huntelaar oo Tiigsaday Schalke
Published at: Wed 01 Sep 2010 15: 45: 09
Schalke 04 ayaa kala wareegtay Milan weeraryahanka Dutch-ka Klaas-Jan Huntelaar, sidaasna waxaa lagu xaqiijiyay war-qoraaleed rasmi ah oo Talaadadii ka soo baxay kooxda Talyaaniga.» Read More


 
   
 
  © Copy Right 2009 - 2010 Isboorti.com | All Rights Reserved  
Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.