1xbet
Published at: Thu 13 Aug 2009 02: 39: 38
Akhristayaal waxaan halkaan idinku soo gudbinaynaa kulamadii kala duwanaa ee xalay ka dhacay garoomada Caalamka .» Read More
Isku Aadka Kulamada Ugu Horeeya ee Horyaalada Premier League,Lega Calico iyo La Liga.
Published at: Wed 12 Aug 2009 12: 07: 29
Horyaalka Premier League dalka ingariiska ,Talyaaniga Italian Sera A (La Calcia). iyo kan Spain Ee La Liga ayaa waxaa lagu wadaa in daaha laga rogo waqtiyada kala ah 15-ka Horyaalka Ingariis,23 Lega Calcio Talyaaniga iyo 30-ka bishan La Liga Spain.» Read More
Selvio Berlusconi oo miiska saaray 12 milyan Uero isagoo doonaya Tottenham Hotspur Gareth bale.
Published at: Wed 12 Aug 2009 08: 03: 34
Tabaraha layliya kooxda AC Milano ee wadankani Italia Leanardo ayaa waxaa loo sheegay in uu sii iibsado sida ugu dhaqsiyaha badan daafaca kooxda tottenham Gareth bale.» Read More
Rafael Benitez ayaa sheegay in Xavier Mascherano Mustaqbalkiisa cayaareed ku dhameysan doono Aanfield .
Published at: Wed 12 Aug 2009 07: 31: 11
Tababaraha layliya kooxda K/cagta ee Liverpool ee wadanka ingiriiska Rafael Benitez ayaa waxa uu maanta u sheegay wargeyska the time ee ka soo baxa dalka ingiriiska in kabtanka qaranka wadanka Argentina khadka dhexe kala ciyaara naadiga Reds uusan haatan qorshaha ugu jirin in uu isaga hayaamo kooxda Liverpool.» Read More
Guddoomiyaha Somali Sports Press Association oo u hambelyeeyay Isboorti.com
Published at: Wed 12 Aug 2009 06: 52: 35
Guddoomiyaha Somali Sports Press Association ahna hanti dhowraha guud ee AIPS Mr Abdi Aziz Godah oo ku sugan magaalada LOHJA-FINLAND ayaa hambalyo diiran waxaa uu soo gaarsiiyay maamulka iyo wariyeyaasha isboorti.com isagoo ugu hambalyeeyay dadaalka dheeriga ee horumarinta Isboortiga Soomaaliyeed ugu jiraan. » Read More
Kulankiisa Caawa Ka Dib Fabio Carnnavaro oo noqonaya Ciyaaryahanka ugu safashada badan Xulka Talyaaniga
Published at: Wed 12 Aug 2009 06: 13: 12
ROMA:-Kabtanka xulka qaranka Talyaaniga Fabio Cannavaro ayaa noqon doona ninka ugu safashad badan xulka qaranka Talyaaniga hadii uu caawa safto ciyaar saaxibtinimo o xulka Italy la ciyaari doono xulka Switzerland.» Read More


 
   
 
  1xbet  
Designed, Developed & Powered by: Ileys Technology Inc.